Golaha Wakiillada

Tababaro

𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐢𝐥𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said ayaaa Furay Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo Loo qabtay qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada,Xogyaha guud iyo hawl-wadeenada Golaha,Kulankas ayaa lagu qaadanayay casharo ku saabsan isla xisaabtanka iyo kor joogtaynta Hay’adaha dawladda, xoojinta xiriirka dadweynaha iyo u dhowaanshaha Dadwaynaha ay Goluhu metelaan. Aqoon-isweydaarsigaas oo mudadiisu ahayd saddex maalmood,ayaa waxaa bixiyay Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka dalka Kenya, kana mid ah khubarrada ku takhasustay arrimaha Baarlamaanada. Ugu dambayn, khabiirrada bixiyay ayaa booqday Xarunta Golaha Wakiillada si ay u soo indha-indheeyaan qaab-dhismeedka iyo hab-raacyada shaqo ee Golaha.

𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐢𝐥𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏𝐮𝐧𝐭𝐥𝐚𝐧𝐝. Read More »

Xildhibaano tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Aqoon is-waydarsi uga furmay magaalada Nairobi.

Nairobi, October 14, 2024: Xildhibaano tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Aqoon is-waydarsi uga furmay magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Aqoon is-waydarsigan ayaa diirradda lagu saaraya habraaca Xeer-dejinta, Kor u qaadidda Qoonda Miisaaniyadeed ee Arrimaha Bulshada iyo Xuquuqda Aadanaha, waxaana ka qeybagalaya xubnaha Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka iyo xubno kale oo tirsan Guddiyada Qorsheynta, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Golaha. Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Axmed Xaaji Maxamuud oo ka hadlay furitaanka kulanka ayaa uga mahadceliyey hay’adda Save the Children oo gacan ka gaysatay fududeynta Aqoon is-waydarsigan. Aqoon is-waydaarsigaan ayaa ka mid ah qorshayaasha cusub ee kor loogu qaadayo aqoonta xildhibaanada iyo hawl-wadeenada Golaha Wakiillada. -DHAMMAAD- Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta, Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Xildhibaano tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa Aqoon is-waydarsi uga furmay magaalada Nairobi. Read More »

Guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda & Arrimaha bulshada ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Agoosto 04, 2024: Waxaa saaka aqalka Wakiillada ka furmay tababar ay ka qeyb-galeen Guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda & Arrimaha bulshada ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Aqoon isweydaarsigaan ayaa kor u qaadaya fahamka Xildhibaannada ee korjoogteynta Arrimaha xuquuqda Aadanaha waxaana soo aagaasimay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya ( UNSOM) ee Puntland. Guddoomiyaha Guddiga Shuruucda & Cadaaladda Xild. Maxamuud Dhakuul Xirsi iyo Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Cabdirisaaq Xidig ayaa uga mahadceliyey xafiiska ( UNSOM) kaalinta wanaagsan oo ay ka qaadnayaan aqoon isweydaarsiga Xubnaha Golaha Golaha Wakiillada DPL ee kobicinta aqoonta iyo khibradda Xildhibaannada. DHAMMAAD

Guddiyada Xuquuqda Aadanaha, Shuruucda & Arrimaha bulshada ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Aqoon-is-waydaarsi looqabtay Xildhibaanno kamid ah Golaha Wakiillada.

Garoowe, Luuliyo 25, 2024: Waxaa maanta Aqalka Wakiillada ku soo xirmay Aqoon-is-waydaarsi mudo 2-maalin ah u socday Xildhibaanno kamid ah Golaha Wakiillada, kuwaas oo ay bixinayeen khuburo ka socotay hay’adda Max Planck. Aqoon-is-waydaarsigan maanta ayaa ku aadanaa Xiriirka amniga ee Nidaamka Federaalka, waxaana Xildhibaannadu ay ku soo bandhigeen aragtiyo, falanqeyn iyo doodo la xiriira doorka Xilhibaanka ee Korjoogteynta iyo wadashaqeynta Nidaamka Federaalka ah ee dhanka amaanka. Tan iyo markii la doortay Guddoonka Baarlamaanka 6-aad bishii 1-aad ee sanadkan waxaa sare u kacay aqoon kororsiyada iyo tababarada Mudaneyaasha iyo Guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaas oo ka qabsoomay Gudaha dalka iyo dibadaba, si kor loogu qaado fahamka Xildhibaannada ee ku saabsan shaqooyinka Dastuuriga ah oo ay u xilsaaran yihiin. -DHAMMAAD-

Aqoon-is-waydaarsi looqabtay Xildhibaanno kamid ah Golaha Wakiillada. Read More »

Hon. MP Mohamed Mursal Mohamed

Hon. MP Mohamed Mursal Mohamed is a dedicated member of the Puntland Parliament, serving on the Security and Peace Committee since his election on January 4, 2024. Prior to his parliamentary role, he was an official in the Puntland Marine Police Force (PMPF), where he contributed to enhancing security in the region. In addition to his public service, Mr. Mursal is an accomplished businessman and politician, with a strong educational background rooted in Puntland. His extensive experience and deep connection to the region reflect his commitment to the welfare and development of Puntland. Official AccountFacebook Page: Hon Mohamed Mursal Mohamed Email: mpmohamedmursal@puntlandparliament.com

Hon. MP Mohamed Mursal Mohamed Read More »

Hon. Mohamed Mohamoud Isse 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament

Hon. Mohamed Mohamoud Isse currently serves as the 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament, elected to this role on January 4, 2024. Hon. Mohamed journey into public service and leadership began with his education at AL-Muntadaa School in Qardho, followed by earning a Diploma in Business Administration from the Puntland Institute for Development of Administration and Management. He continued his academic pursuits at the International University of Africa, where he attained a Bachelor’s degree in Economics and a Master’s degree in Business Administration. Prior to his parliamentary role, Hon. Mohamed held several key positions contributing significantly to various sectors. Notably, he served as the Chairman of East Africa University and played a crucial role as the General Secretary of the Puntland State National Reconciliation Committee. His expertise was also evident in his involvement with the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC), particularly during the People and Voice Elections in Puntland. His professional career includes roles such as Vice Chancellor of Administration and Finance at East Africa University, Director of Al-Minhaaj Foundation, and Business Development Manager at Amal Bank. Hon. Mohamed is esteemed for his dedication to social work and philanthropy, impacting community development and education initiatives positively. His proficiency in economic and business matters has been instrumental in shaping policy and governance in Puntland. His election as the 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament underscores his leadership qualities and commitment to advancing legislative processes for the betterment of the region. Official contacts: Email:
 2nd.deputyspeaker@parliament.pl.so
Telephone: +252-907799043
 Facebook Page: Hon. Mohamed Mohamoud Isse Tiktok: https://www.tiktok.com/@hon.mohamed_awoowe?_t=ZM-8xd9pOfHr3m&_r=1

Hon. Mohamed Mohamoud Isse 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament Read More »

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail, currently serving as a Member of Puntland Parliament, boasts a rich and diverse career in both government and media. Prior to his parliamentary role, he held prominent positions including Deputy Minister of Information and State Minister of Finance within the Puntland Government. Mr. Abdirsak also served as an advisor to the president and chaired the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) for a significant period. With two decades of experience in the media industry, he has worked for various media houses across Somalia, Kenya, and Djibouti. His expertise extends beyond national boundaries, as he has also been actively involved in diplomatic endeavors, particularly in fostering relations between Somalia and its diaspora community through the Ministry of Foreign Affairs. Additionally, Abdirsak Omar has served as the Departmental Director of the Ministry of Internal Affairs, contributing to the governance and administration of the country. Furthermore, he held the position of Director of Community Affairs of Bosaso Local Government, demonstrating his commitment to community development at the local level. Born in Mogadishu in 1975, Abdirsak Omar is a member of the esteemed Somali royal family, with his father being the notable traditional leader, King Omar Ismail Sanweyne. His academic background includes studies in Security and Journalism, further enhancing his capabilities in both governmental and media spheres. Facebook Profile Link Abdirsak Omar IsmailE-mail: Mpabdirsak@puntlandparliament.com

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail Read More »

First Deputy Speaker Hon. Mohamed Baarri Shire

Hon. Mohamed Baarri Shire is the current 1st Deputy Speaker of the Puntland Parliament, elected on January 4, 2024. In his capacity as the Firsr Deputy Speaker, he is responsible for assisting the Speaker in executing parliamentary duties, presiding over parliamentary sessions in the Speaker’s absence, ensuring the adherence to legislative procedures, and representing the Parliament in various official capacities.Prior to his election, Before, Hon Speaker Mohamed Baarri Shire served as the head of the Tax Protection Unit in the Bari region, a division of the Puntland Police Force. He has extensive experience within the Puntland Police Force and has studied extensively about the Police Force and the rules of tax protection, showcasing his commitment to public service and law enforcement. In addition to his public service, Mr. Shire is a businessman and politician. He received his education within Somalia, Specifically in Puntland, which underscores his deep-rooted connection to the region. Official Accounts Facebook Page: Hon Mohamed Baarri Shire X Twitter: Hon Mohamed Baarri Shire TikTok: Hon Mohamed Baarri Shire Instagram: Hon Mohamed Baarri Shire Threads: Hon Mohamed Baarri Shire E-mail: firstdeputyspeaker@puntlandparliament.com

First Deputy Speaker Hon. Mohamed Baarri Shire Read More »

Hon.Abdirisak Ahmed Said, Speaker of Puntland Parliament

Hon. Abdirisak Ahmed Said, is the Speaker of Puntland Parliament. 63 Article of the Constitution of Puntland State provides that there shall be a Speaker and Deputy Speakers of Parliament, who are elected by Members of Parliament from among their number. The Speaker chairs all sittings of Parliament and ensures that debates are handled in accordance with the Rules of Procedure. As head of the institution of the Legislature, the Speaker represents Parliament in its corporate relations. Hon. Abdirisak Ahmed Said was Former Chairperson of the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC), Former researcher, Former Peace activist. Official: Facebook Page: Abdirisak Ahmed SaidTwitter ( X): Abdirisak Ahmed SaidEmail: speaker@puntlandparliament.com info@puntlandparliament.com

Hon.Abdirisak Ahmed Said, Speaker of Puntland Parliament Read More »

MP Ahmed Bille Said

Hon Ahmed Bille Said, is member of the Puntland Parliament, embodies a rich tapestry of academic prowess and dedicated public service. Born in Qardho, MP Ahmed embarked on his academic journey by completing his first bachelor’s degree in Computer Science at East Africa University. His commitment to knowledge didn’t end there; he furthered his education with a Master’s degree in International Relations from Osmania University, broadening his understanding of global dynamics. Before stepping into the political arena, MP Ahmed played integral roles in community leadership. He served as a Former member of the City Council in Bosaso District and as the Former Deputy Chairman of the KAAH PARTY in Qardho district, showcasing his commitment to grassroots representation and governance. MP Ahmed’s professional journey also led him to international engagements, notably with Pure Earth International, where he served as the Vice Manager for Puntland. His involvement in local and international organizations reflects a broad perspective and a dedication to addressing a spectrum of issues, ranging from local governance to environmental matters. MP Ahmed Bille Said’s roots in Qardho not only ground him in the local context but also provide a unique understanding of the challenges and aspirations of his constituents. His academic achievements, coupled with a diverse professional background, position him as a dynamic and informed representative in the Puntland Parliament. In summary, MP Ahmed Bille Said’s bio illustrates a life devoted to continuous learning, community service, and a commitment to fostering positive change. As a member of the Puntland Parliament, he continues to bring his wealth of experience to the forefront, contributing meaningfully to the development and well-being of the region. Official contacts: Email:mp.ahmedbille@puntlandparliament.cominfo@puntlandparliament.com Telephone: +252-907736029Facebook Page: Hon Ahmed Bille Said Facebook Profile: Hon Ahmed Bille Said

MP Ahmed Bille Said Read More »

Scroll to Top