Golaha Wakiillada

Wararka

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay Falanqeynta Buugga Hagge

Garoowe, June 14, 2022: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa qeyb-galay talo-bixinta & falanqeynta Buugga Hagge Saxaafadeed ah kaas oo Ururka WIMISOM ku qabtay Garoowe. Buuggaan ayaa ka hadlaya mawduucyada la xiriira Saxaafaddii hore, mida casriga ah, mabaadi’da aasaasiga ah ee shaqooyinka Warbaahinta. DHAMMAAD

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay Falanqeynta Buugga Hagge Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Tababar u xiray 30 Suxufi

Garoowe, May 07, 2022: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa tababar u furay 30 Suxufi oo ka kala socda Warbaahinta Puntland. Tababarka ayaa lagu baranayey xuquuqda helista warbixinada iyo doorka saxaafadda ee ilaalinta dadka nugul loogu qabtay Garowe. Weriyeyaasha waxaa lagu tababaray xuquuqda hadalka, xuquuqda bini’aadamka, sida loo kala hufo wararka been

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Tababar u xiray 30 Suxufi Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay Xuska Wargeyska Xiddigta October ( Daawo)

Garoowe, January 22, 2020:  Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa hadal ka jeediyey Munaasibad lagu xusay maalintii ugu horeysay oo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga (Xidigta Octoober ) uu dalka ka soo baxay. Agaasimaha ayaa sheegay in maanta oo kale qiimo weyn ugu fadhiso guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. HALKAAN KA DAAWO

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay Xuska Wargeyska Xiddigta October ( Daawo) Read More »

Parliament Speaker appointed Abdiwali Gooni, Director of Communication – led Parliament’s Move toward Implementing access To Information Initiative 1st time In Somalia.

October 1, 2021  In the occasion of commemoration of International Day for Universal Access to Information, Bareedo Platform commends the Puntland Parliament’s positive move toward adopting and practicing openness of information to the public, the first move ever in Somalia. Puntland parliament is one the three legal structures of Puntland government founded in August 8,

Parliament Speaker appointed Abdiwali Gooni, Director of Communication – led Parliament’s Move toward Implementing access To Information Initiative 1st time In Somalia. Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Golaha ku soo dhaweeyay Suxufiyiin( Sawiro)

Garoowe, June 15, 2021: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada DPL Mudane, Abdiwali Gooni oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa Aqalka Wakiillada ku soo dhaweeyay Wariyeyaasha reer Puntland ee maanta loo soo xiray Habka Tebinta Wararka Baarlamaanka. Tababarkaan oo ay qabtay Ururka Warbaahinta Puntland MAP, ayaa markii uu

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Golaha ku soo dhaweeyay Suxufiyiin( Sawiro) Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay kulanka Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland

Garoowe, April 08, 2020 : Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa qeyb-galay kulan looga hadlayey Dar-dargelinta Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland ee ka Hortagga Caabuqa COVID-19 (Communication  Strategy) Agaasimaha ayaa sheegay in Caabuqa COVID-19 uu khatar ku yahay guud ahaan dalka. DHAMMAAD

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa ka qeyb-galay kulanka Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland Read More »

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro)

Garoowe, February 20, 2020: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Abdiwali Gooni ayaa Xarunta Wakiillada ku soo dhaweeyay suxufiyiin tababar ku qaatay habka tebinta wararka Golaha. Agaasime Abdiwali Gooni ayaa  ku amaanaynaa Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo 15 wariye oo reer Puntland tababar u siiyay habka tebinta wararka la xiriira Baarlamaanka. Waa Markii ugu horaysay oo

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro) Read More »

Awil Hassan Daad

Hon. MP Awil Hassan Daad is a current member of Puntland Parliament and He is chair of Public Accounts Committee of Puntland Parliament. Hon. MP. Awil Daad has 32 years’ experience. He worked had several Institutions such as the. Ministry of defense of Somalia as a Logistics and Transportation officer, he also worked Ministry of

Awil Hassan Daad Read More »

Scroll to Top