Garoowe, January 10, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay qaar kamid ah Culimada Puntland.
Culimada ayaa Guddoonka cusub ugu yimid hambalyo ku saabsan xilalka dhawaan loo doortay.
DHAMMAAD.