Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, kala qeyb galay munaasabadda xiritaanka ๐๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ด-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฐ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐น๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ oo ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo.
Munaasabaddan waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno ka tirsan Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda, isimada dhaqanka Puntland, saraakiisha ciidamada kala duwan, iyo ciidamada tababarka loo xirayey.
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay dhamaystirka tababarka, isaga oo ku booriyay inay si daacadnimo leh ugu adeegaan shacabka, u ilaaliyaan amniga, kuna dhaqmaan anshaxa iyo shuruucda ciidanka.
DHAMMAAD โ



