Golaha Wakiillada

Fadhiga 17-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ• ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐‡๐š๐ฒ’๐š๐๐๐š ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐

Ugu horayn, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka.

Intaas kadib, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐‡๐š๐ฒ’๐š๐๐๐š ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ Waxaa Oggol ugu codeeyay 29 Mudane, waxa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 4 Mudane.

DHAMMAAD

Scroll to Top