πππ«π¨π¨π°π, ππ ππ¨π―ππ¦πππ« ππππ β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π ππ-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Xasaannadsiinta
masuuliyiinta u baahan xasaannadda Golaha Wakiillada.
Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh Xasaanada ku siiyey Mudane ππ¬π¦ππππ’π’π₯ πππ«π¬ππ¦π πππππ§ oo ka mid noqonaya Guddiga Doorashada Puntland (PEC) kaas oo uu dhowaan magacaabay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,Waxaana dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxmadda Sare ee DPL.



