πππ«π¨π¨π°π, ππ ππ€ππ¨π¨πππ« ππππ β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π π-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray π€π ππ¨π¨ππ’π¬ππ π’π²π¨ π°ππ±-π€π-ππππππ₯π€π ππ£ππ§πππ‘π πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ, iyadoo loo marayo habraaca uu qeexayo Qodobka 42-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha.
Intaas kaddib, Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa si rasmi ah u guda galay doodda iyo ansixinta Ajandayaasha, waxaana ugu dambeyn ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 57-aad.
Ajandahaas la ansixiyay ayaa si rasmi ah loogu qaybin doonaa Xildhibaannada Golaha maalinta berri oo ku beegan ππ ππ€ππ¨π¨πππ« ππππ, si loo guda galo ajandayaasha ku xusan.
DHAMMAAD β


