Golaha Wakiillada

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL. Dhegeysiga warbixinada Gudiyada.

Garoowe: June 17, 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire & ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL.

Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha Guddiyada kala ah:

1) ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’‰๐’–๐’“๐’–๐’–๐’„๐’…๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’…๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…๐’…๐’‚, ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ซ๐’Š๐’Š๐’๐’•๐’‚ & ๐‘ซ๐’‚๐’”๐’•๐’–๐’–๐’“๐’Œ๐’‚.

2) ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ญ๐’†๐’…๐’†๐’“๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ซ๐’Š๐’Ž๐’–๐’’๐’“๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚

3) ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘จ๐’๐’”๐’‰๐’‚๐’™๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚.

4) ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ฟ๐’–๐’’๐’–๐’–๐’’๐’–๐’ ๐‘ฐ๐’๐’”๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฏ๐’‚๐’˜๐’†๐’†๐’๐’Œ๐’‚ & ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ธ๐’๐’š๐’”๐’Œ๐’‚

Warbixinnada ayaa ku saabsanaa kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu ku soo sameeyeen hay’addaha Dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin.

DHAMMAAD โ€“

Wixii faah-faahin ah kala xiriir:

Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Scroll to Top