๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ค๐ญ๐จ๐จ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ๐๐ก๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐ญ๐๐๐ ๐๐ก ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Warbixinta waxaa jeediyey guddiyada hoos ku xusan:
-๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐.
-๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐, ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐, ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ & ๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐.
-๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐ก๐, ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐๐.
-๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐.
Ugu dambeyn, Xildhibaannada Golaha ayaa suโaalo iyo faallooyin ka dhiibtay warbixinnadii guddiyadu soo bandhigeen, iyagoo muujiyey muhiimadda ay warbixinnadu u leeyihiin howlaha Golaha ee horyaalla Kalfadhigan.
DHAMMAAD โ




