๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐ฑ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐.
Ugu horrayn, ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan hindise xeerka, warbixintaas oo si qoto dheer u dul istaagtay marxaladihii uu soo maray xeerku, la-tashiyadii la sameeyay, iyo isbeddellada ay guddigu ku sameeyeen.
Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.
DHAMMAAD โ




