πππ«π¨π¨π°π, π ππ¨π―ππ¦πππ« ππππ β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π π-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ππ’π§ππ’π¬π π±πππ«ππππ€π πππ§π π’π π πππ°π₯ππππ π’π²π¨ πππ²βππππ‘π ππππ₯π’π²ππππ.
Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ππ¨π¨πππ, π°ππ±-π€π-ππππππ₯π€π π’π²π¨ π€ππππ’π¬ππ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.
DHAMMAAD β



