Golaha Wakiillada

Fadhiga Guddiga joogtada ah ee golaha wakiillada.

Garoowe, September 08, 2025: ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa shir-guddoomiyey ๐‘ญ๐’‚๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ฎ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ฑ๐’๐’๐’ˆ๐’•๐’‚๐’…๐’‚ ๐’‚๐’‰ ๐’†๐’† ๐‘ฎ๐’๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’Œ๐’Š๐’Š๐’๐’๐’‚๐’…๐’‚.

Fadhiga maanta oo ka qabsoomay hoolka shirarka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada ayaa warbixin looga dhegeystey ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’™ ๐’ˆ๐’–๐’…๐’…๐’Š๐’š๐’†๐’†๐’…๐’š๐’‚๐’…๐’‚, tasoo la xiriirta Xaaladda Guud ๐‘จ๐’Ž๐’๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ท๐’–๐’๐’•๐’๐’‚๐’๐’…, ๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’”๐’‰๐’‚ ๐’…๐’‰๐’‚๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’‰๐’‚, ๐‘ช๐’‚๐’…๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…๐’…๐’‚, ๐‘ฟ๐’–๐’’๐’–๐’–๐’’๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘จ๐’‚๐’…๐’‚๐’๐’‚ iyo ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฉ๐’–๐’๐’”๐’‰๐’‚๐’…๐’‚.

Dhinaca kale, guddiyada joogtada ah ayaa isla qaatay in la dardar-geliyo qorshayaasha hortabinta u leh Guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaasoo la xiriira ka shaqeynta xeerarka guddiyadu ay gacanta ku hayaan iyo dabagalka goโ€™aankii Golaha Wakiillada ku gaarey kalfadhigii 56-aad.

Ugu dambayntii, waxaa guddiga joogtada ahi u magacaabeen guddiyo gaar ah oo u kuurgala ๐‘จ๐’“๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘จ๐’Ž๐’๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’‰๐’‚๐’ƒ-๐’”๐’‚๐’Ž๐’Š ๐’– ๐’”๐’๐’„๐’๐’…๐’Œ๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’™๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’‚๐’…๐’‚. Guddiyadan ayaa kulamo la qaadan doona bah-wadaagta Waxbarashada iyo Amniga u xil-saaran.

DHAMMAAD โ€“

Scroll to Top