Golaha Wakiillada

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & xisaabdka aya kulan wada tashi ah aqalka Golaha kula yeeshay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland.

Garoowe: July 30, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada oo akhriska labaad ku sameynaya hindise-xeereedka maamulka maaliyadda, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada waxay maanta kulan wada tashi ah aqalka Golaha kula yeesheen madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland.

Guddiga iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa falanqeeyey ujeeddada hindise xeereedka cusub iyo ahmiyadda uu u leeyahay Dawladda Puntland.

DHAMMAAD.

Scroll to Top