Garoowe, 11 November 2025 โ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kulan latashi ah oo ku saabsan ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ la qaatay Culimada Puntland, Xafiiska Difaaca Xaquuqda Aadanaha Puntland iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta Dawlada Puntland.
Kulankan oo uu Shir gudoomiyey Gudoomiyaha guddiga ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ก๐๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ayaa ahayd in la helo aragtiyo,su’aalo laga waydiiyey qodob kamid ah xeerka iyo talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarinayo xeerka, si uu ugu waafaqo dastuurka dalka, xuquuqda aadanaha, iyo xaaladda dhabta ah ee xabsiyada Puntland.
Guddigu wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay ka-qaybgalka daneeyayaasha si loo dhiso xeer cadaalad iyo hufnaan leh.
DHAMMAAD



