Garoowe, Febraayo 22, 2024: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad.
Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd in ay dulmar guud ku sameeyaan Xeerarka Puntland, laga soo bilaabo 1998 ilaa 2023, iyagoo mid mid u dul-istaagay Xeerarka la sameeyey muddadaas.
Guddoomiyaha Guddiga Maxamuud Dhakuul Xirsi oo soo xiray kulanka, ayaa soo xiray kulanka.
– DHAMMAAD –
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

