Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Abdirashid Yusuf Jibril oo muddooyinkii dambe safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Caasimadda Garoowe.