Garoowe, January 23, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said ayaa booqasho & salaan ugu tagey Madaxweynaha Dawladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xusseen oo ka mida madax ka qeyb-galaysa Xaflada Caleema-saarka.
DHAMMAAD


