“Waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhammaan shacabka Puntland meelkasta oo ay joogaan xuska ku aadan 25-Sanno guurada ka soo wareegatay markii la asaasay Dawladda Puntland’’ ayuu yiri Guddoomiyuhu.
Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha ayaa shacabka kula dar-daarmay in ay Ilaashaadan amnigooda, horumarka dawladnimooda iyo wadajirkooda ay caanka ku yihiin iyaga oo la shaqeynaya Dawladooda.
DHAMMAAD.
