Garoowe, November 17, 2022: Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda Max Planck Foundation oo ka shaqeysa Nabadda oo uu Hoggaaminayey Jan Amilcar Schmidt.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland iyo Hay’adda Max Planck Foundation.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland