Muqdishu, December 02, 2022: Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa magaaladda Muqdishu kaga qeyb-galay Munaasibadda qalin-jabinta dufcadii 2aad ee Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay.






Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada DPL ayaa ka mid ahaa ardaydii maanta ka qalin-jabisay Jaamacadda UOP, waxa uuna ka qaatay Shahaada heerka 2aad M.A. ee Sharciga Caalamiga ah & Xuquuqda Aadanaha (ILHR).
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland