Garoowe, January 27, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Maxamud Ciise oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Xildhibaannada laga soo doorto Gobolka Mudug ayaa maanta qado sharaf u sameeyay madax iyo masuuliyiin ka soo jeeda Gobolka Mudug labadiisa dhinac ee Puntland iyo Galmudug kuwaa oo ka qeyb-galay Xafladii caleema-saarka madaxda Puntland.
– DHAMMAAD –

