Garoowe, January 22, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir la qaatay Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.
Kulanka Guddoonka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo dar-dargelin lahaa shaqada iyo Illaalinta wakhtiga shaqada.


