๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Ugu horayn ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐, ๐๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐, ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan Hindise- xeereedka.
Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.
DHAMMAAD




