Fadhiga 5-aad ee kalfadhiga 57-aad
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ค๐ญ๐จ๐จ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista dhegeysiga Warbixinnada Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Warbixinta waxaa jeediyay guddiyada hoos ku xusan: – Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah – Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta* Sidoo kale, waxaa la dhegeystay warbixinno ka yimid guddiyadii safarrada shaqo ku tegey gobollada kala duwan ee Puntland. Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐ฑ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, waxaana lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada, si ay u soo dhammaystiran akhrinta Hindise xeereedka. DHAMMAAD โ
Fadhiga 5-aad ee kalfadhiga 57-aad Read More ยป









