Golaha Wakiillada

Guddiyada

Golaha Wakiiladda Dawladda iyo Dadweynaha Degmada Boosaaso.

Boosaaso, 27 May 2025 —Qaybta 1-aad Sawirad: Kulanka Golaha Wakiiladda Dawladda iyo Dadweynaha Degmada Boosaaso. Guddiga Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee kormeerka shaqo ku jooga Gobolka Bari ayaa caawa kulan muhiim ah la yeeshay bulshada rayidka ah ee gobolka. Kulankan oo ka dhacay magaalada Boosasso waxaa ka qaybgalay Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Bari, Gudoomiye ku xigeenka […]

Golaha Wakiiladda Dawladda iyo Dadweynaha Degmada Boosaaso. Read More »

Guddiga Golaha Wakiilada Dowlada Puntland.

Gaalkacyo, 26 May 2025 -Guddiga Golaha Wakiilada Dowlada Puntland ee safarka Shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Amniga Gobolka Mudug. Shirka ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga Nabadgelyada Gobolka, taasoo la xiriirta xaalada Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo, iyadoo Xildhibaannadu ay su’aalo ay ka weydiiyeen Mas’uuliyiinta arrimaha ay ka

Guddiga Golaha Wakiilada Dowlada Puntland. Read More »

Guddiga Golaha Wakiillada ayaa caawa kulan muhiim ah la yeeshay bulshada rayidka ah ee gobolka Mudug.

Gaalkacyo, 24 May 2025 — Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee kormeerka shaqo ku jooga Gobolka Mudug ayaa caawa kulan muhiim ah la yeeshay bulshada rayidka ah ee gobolka. Kulankan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, maamulka degmada, xubno ka tirsan Golaha Deegaanka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Intii

Guddiga Golaha Wakiillada ayaa caawa kulan muhiim ah la yeeshay bulshada rayidka ah ee gobolka Mudug. Read More »

Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee safar shaqo ku tagay Gobolka Sanaag.

Badhan, 24-ka Maajo 2025 — Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee safar shaqo ku tagay Gobolka Sanaag, gaar ahaan Degmada Badhan, ayaa ka qaybgalay furitaanka Imtixaanka Shaadiga ah ee Fasalada 8-aad iyo 12-aad ee Dawladda Puntland. Xildh Axmed Bille Siciid Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga

Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee safar shaqo ku tagay Gobolka Sanaag. Read More »

Guddoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Qardho, 24-ka Maajo 2025 — Xildhibaan Cabdiqaadir Xasan Siciid(Daadir), Guddoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Qardho Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland ee sanad-dugsiyeedka 2024–2025. Furitaanka imtixaanka waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada, maamulka degmada Qardho,

Guddoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More »

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Garoowe, 14-ka Maajo 2025 — Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray , wax-ka-beddelka Xeerka Tayodhawrka Badeecadaha Puntland, iyadoo Guddigu uu ka duulayo waajibaadyada shaqo ee uu u xilsaaran yahay.

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Garoowe, 7-da Maajo 2025 – Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Ururka Qareennada Haweenka Puntland (PUWLA). Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii loo horumarin lahaa adeegyada sharci ee la xiriira xuquuqda haweenka iyo dadka kaalmada sharci. Intii uu

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Read More »

Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda ee loo xilsaaray u kuurgelidda xaaladda maxaabiista ayaa maanta booqasho shaqo ku tegey Xabsiga Dhexe ee Garoowe.

Garoowe, 6-da Maajo 2025* – Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee loo xilsaaray u kuurgelidda xaaladda maxaabiista ayaa maanta booqasho shaqo ku tegey Xabsiga Dhexe ee Garoowe. Xubnaha Guddiga ayaa kulan la yeeshay saraakiisha xabsiga iyo qaar ka mid ah maxaabiista, iyagoo ka xog-wareystay xaaladahooda nololeed, adeegyada ay helaan, iyo tabashooyinka ay qabaan. Xildhibaannada kormeerka

Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda ee loo xilsaaray u kuurgelidda xaaladda maxaabiista ayaa maanta booqasho shaqo ku tegey Xabsiga Dhexe ee Garoowe. Read More »

Fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah

Garoowe, Maajo 05, 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta waxaa dulmar guud lagu sameeyey qodobadii looga hadlay fadhigii hore ee guddiga joogtada wixii ka qabsoomay iyo tallaabooyinka la qaaday,

Fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah Read More »

Fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Garoowe, April 28, 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa warbixin ka siiyey guddiga joogtada ah safar uu ku tagey magaalada Nairobi, halkaasoo uu kulamo kula

Fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah. Read More »

Scroll to Top