Golaha Wakiillada

Kala fadhiyada

Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 57-aad Read More ยป

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ’-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ๐๐ก๐ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐‰๐จ๐จ๐ ๐ญ๐š๐๐š ๐š๐ก ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Warbixinta waxaa jeediyey guddiyada hoos ku xusan: -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š, ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š, ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š & ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š. Ugu dambeyn, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faallooyin ka dhiibtay warbixinnadii guddiyadu soo bandhigeen, iyagoo muujiyey muhiimadda ay warbixinnadu u leeyihiin howlaha Golaha ee horyaalla Kalfadhigan. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Ž๐ค๐ญ๐จ๐จ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa dhegeysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdisaaq Xidig Warsame, ayaa fadhiga ka akhriyey warbixinta guud ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha u muddadii u dhaxaysay labada kalfadhi. Warbixinta waxaa jeediyey guddiyada hoos ku xusan: -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š, ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š. -๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐, ๐†๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š, ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š. Ugu dambeyn, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo iyo faallooyin ka dhiibtay warbixinnadii guddiyadu soo bandhigeen, iyagoo muujiyey muhiimadda ay warbixinnadu u leeyihiin howlaha Golaha ee horyaalla Kalfadhigan. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, 26 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta wax-ka-bedelka ๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ. Ugu horrayn, ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ayaa soo jeediyay warbixin ku saabsan wax-ka-beddelka xeerka, iyagoo akhriska 2-aad ku sameeyay, warbixintaas oo si qoto dheer u dul istaagtay heerarkii kala duwanaa ee xeerku soo maray iyo la-tashiyadii lagu sameeyay. Intaas kadib Goluhu wuxuu guda galay qodob-qodob uga doodista, wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan, waxaana la qorsheynayaa in dooddu ay sii socoto fadhiyada soo socda. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More ยป

Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, 24 Luulyo 2025 โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta, Xildhibaannada Golaha ayaa cod aqlabiyad leh ugu oggolaaday in la soo hormariyo gudbinta ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐š๐ง๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa hortagay Golaha, isagoo jeediyey khudbad ku saabsan Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadka 2024, taasoo waafaqsan Qodobka 137 ee Dastuurka Puntland iyo Qodobka 64aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, kuwaas oo si cad u qeexaya habraaca gudbinta iyo ansixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda. Intaa kadib, Xisaab-xirka waxaa lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka, kuwaas oo ku samayn doona akhrinta labaad. Waxaa la filayaa inay Golaha dib ugu soo celiyaan 29-ka Luulyo 2025, si dood iyo goโ€™aan rasmi ah loogu gaaro. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 56-aad, ka doodista xeerka Tacliinta sare ee Puntland.

Garoowe, 12 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta wax-ka-baddelka xeerka Tacliinta Sare ee Puntland. Ugu horeyn Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta oo wax-ka-beddela akhriska 2-aad ku soo sameeyay ayaa Golaha warbixin u soo jeediyey taas oo la xiriirta la tashiyo uu la yeeshay Guddigu dhammaan dhinacyada xeerku saameynta ku leeyahay. Xeerkan ayaa si faah-faahsan uga hadlaya dejinta mabaadida lagu hayo tacliinta sare, isagoo qeexaya jihada, maareynta iyo tayeynta waxbarashada heer jaamacadeed. Intaas kadib Goluhu wuxuu guda galay qodob-qodob uga doodista, wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan, waxaana la qorsheynayaa in dooddu ay sii socoto fadhiyada soo socda. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 56-aad, ka doodista xeerka Tacliinta sare ee Puntland. Read More ยป

Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, 30 June 2025 โ€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ iyo ๐–๐š๐ฌ๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐๐š,๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š Dowladda Puntland. Wasiirrada, Agaasimayaasha, Agaasime-waaxeedyada iyo xubno kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha hortooda ka jeediyey warbixino ku saabsan shaqada wasaaradohooda , guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha mustaqbalka. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL

Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafint, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska iyo Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ee Dowladda Puntland. Wasiirrada, Agaasimayaasha Guud,Maareeyayaasha Wakaaladaha Biyaha iyo Tamarta, Agaasime-waaxeedyada iyo xubno kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha hortooda ka jeediyey warbixino ku saabsan shaqada wasaaradohooda , guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha mustaqbalka. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin. DHAMMAAD โ€“ Wixii faah-faahin ah kala xiriir

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL Read More ยป

Fadhiga 8-aad ee kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, 24 June 2025 โ€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada iyo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Puntland. Wasiirrada, Agaasimayaasha Guud, Agaasime-waaxeedyada iyo xubno kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha hortooda ka jeediyey warbixino ku saabsan shaqada wasaaradohooda , guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha mustaqbalka. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin. DHAMMAAD

Fadhiga 8-aad ee kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL Read More ยป

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada

Garoowe, Juun 19, 2025 โ€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii wadista dhageysiga warbixinnada Guddiyada Golaha, ayaa waxaa warbixin ka jeediyey Golaha Guddiga. 1. Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga. Sidoo kale, Guddiyada gaarka ah ee safarrada shaqo ku tegay gobollada Bari, Sanaag iyo Mudug ayaa iyaguna warbixino dhameystiran ka hor akhriyey Golaha, kuwaas oo la xiriira xaaladaha bulsho, amni, adeegyada aas-aasiga ah iyo baahiyaha ka jira deegaanadaas. DHAMMAAD โ€“

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada Read More ยป

Scroll to Top