Kala fadhiyada

Xildhibaano ka qeyb-galay Dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha & qorshaha naqshadda cusub ee Deg. Rako-Raaxo ( SAWIRO)

Rako-Raaxo, 25 September 2022: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada DPL ayaa ka qeyb-galay munaasibadda dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha degmada iyo qorshaha naqshadda cusub ee Degmadda Rako-Raaxo ee Gobolka Karkaar. Waxaa Xildhibaanada kala qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL, Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL, Maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Raxo-raaxo iyo waxgaradka Magaalada. Dhagax-dhiga …

Xildhibaano ka qeyb-galay Dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha & qorshaha naqshadda cusub ee Deg. Rako-Raaxo ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO)

. Garoowe, September 19, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa manta kulan gaar ah la qaatay Guddiyadii gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo natiijadii La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga …

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aa..

Garoowe, Luulyo 30, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa; 1. Ansixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadka 2021 2. Xasaanad-siinta Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada &Tacliinta Sare DPL 3. Ansixinta …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aa.. Read More »