Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 51-aad Ansixinta Xubnaha Maxkamadda Sare ( Muuqaalo)
Garoowe, November 01, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhigii 7-aad ee kalfadhiga 51-aad. Ka hor intaan codka kalsoonida loo qaadin ayaa waxaa xubnaha Garsoorka sare lagu hor dhaariyey Mudanayaasha Golaha Wakiillada, […]
Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 51-aad Ansixinta Xubnaha Maxkamadda Sare ( Muuqaalo) Read More »