GUDDIYO KA SOCDA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA KORMEER KU TAGAY MAGAALOOYINKA DHAHAR & QARDHO
Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka & Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta safar shaqo waxay ku tageen Gobollada Haylaan iyo Karkaar, iyagoo u kuurgalay Xaaladaha guud ee Goboladaas. Guddiyadda oo ugu horeyn tagay magaalada Dhahar ee Gobolka haylaan ayaa waxay kulan la qaateen Guddoomiyaha Gobolka, Duqa […]