Golaha Wakiillada

Wararka

FADHIGA 19-AAD, KALFADHIGA 55-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA.

Garowe, Nofeembar 26, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada. Kulanka ayaa waxaa si gaar ah uga soo qeyb-galay Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka Puntland, kuwaas oo su’aalo kala […]

FADHIGA 19-AAD, KALFADHIGA 55-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA. Read More »

GOLAHA WAKIILLADA AYAA ANSIXIYEY WAX-KA-BEDDELKA XEERKA QAREENNADA PUNTLAND.

Garoowe, Nofeembar 12, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ajendaha kulankan ayaa ahaa sii wadista doodda iyo ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerka Qareennada Puntland, oo isbeddel iyo kaabis ay ku

GOLAHA WAKIILLADA AYAA ANSIXIYEY WAX-KA-BEDDELKA XEERKA QAREENNADA PUNTLAND. Read More »

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland

  ·  Garoowe, Nofeembar 10, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ajendaha kulankan ayaa ahaa ka doodista iyo ansixinta Wax-ka-beddelka

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland Read More »

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland

Garoowe, Nofeembar 6, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ajandaha fadhiga ayaa ahaa qeybinta Wax-ka-baddelka Xeerka Qareennada Puntland oo

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland Read More »

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Nofeembar 3, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad, Mudane Maxamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga waxaa ka soo qaybgalay 50 mudane, waxaana diiradda lagu

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, Oktoobar 31, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhigan waxaa kasoo qaybgalay 57 mudane. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Shirka daneeyayaasha doorashooyinka Puntland

Qardho, October 19, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta ka qeyb galay shirka Banbaxa ee daneeyayaasha doorashooyinka Puntland. Shirkan waxaa kale oo ka qeyb-galay xildhibaano, wasiiro, Guddiga Doorashooyinka Puntland, iyo daneeyayaasha doorashooyinka, iyadoo sidoo kale lagu casuumay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimoqraadiyaynta Puntland. Ujeedada shirka ayaa

Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Shirka daneeyayaasha doorashooyinka Puntland Read More »

Guddiga Amniga & Nabadgelyada oo ka qeyb-galay Daah-furka Xakameynta Hubka

GAROOWE, OCTOBER 19, 2024 – Guddiga Amniga & Nabadgelyada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Daah-furka xakameynta hubta, waxaana shirkaasi lagu qabtay Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Shirka waxaa ka qeyb galay xubno ka socda laamaha amniga, maxkamaddaha, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, iyo Duqa Degmadda Garoowe. Ujeedada shirka ayaa ah in la

Guddiga Amniga & Nabadgelyada oo ka qeyb-galay Daah-furka Xakameynta Hubka Read More »

Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ayaa kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha, xarunteeda Boosaaso.

Boosaaso, October 06, 2024 – Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Waaxda Dhawridda Tayada Badeecadaha Puntland ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha, xarunteeda Boosaaso. Intii uu kormeerku socday, wafdiga ayaa si gaar ah ugu kuur galay shaqooyinka muhiimka ah ee

Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ayaa kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha, xarunteeda Boosaaso. Read More »

Scroll to Top