Golaha Wakiillada

Wararka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA DANGOROYO-NUGAAL

Dangaroyo, May 22, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hogaaminayo ayaa waxaa galabta soo dhaweyntooda degmada Dangoroyo ka qayb-galay Maamulka Degmada & shacabka, ganacsato iyo saraakiil ka tirsan Gobolka Nugaal. Weftiga Guddoomiyaha ayaa waxaa kamid ah Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Puntland, Xildhibaan Cabqani […]

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA DANGOROYO-NUGAAL Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO BADHAN KU SOODHAWEEYEY MADAXWEYNAHA DPL

Badhan, May 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane, Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa galabta Badhan-Sanaag ku soo dhaweeyey, Madaxweynaha DPL Siciid Cabdulaahi Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku soo gaaray Gobolka. Weftiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dawladda Puntland.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO BADHAN KU SOODHAWEEYEY MADAXWEYNAHA DPL Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO LAGU SOO DHAWEEYEY HADAAFTIMO

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO LAGU SOO DHAWEEYEY HADAAFTIMO. Hadaaftimo, May 18, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ka qayb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Maamulka Gobolka Sanaag, kan degmada Badhan iyo boqolaal kamid ah shacabka Hadaaftimo. Guddoomiyaha oo salaan la dhex qaaday dadweynaha farabadan ee soo dhaweeyey ayaa

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO LAGU SOO DHAWEEYEY HADAAFTIMO Read More »

guddoomiha golaha wakiillada DPL oo booqday guddomiyi 2aad e golaha wakiillada

Badhan: 16,May,2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa caawa hoygiisa ku booqday Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo ahaa Guddoomiyihii 2-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, kaas oo muddo dhowr sano ah u jiifa xanuun soo ritay. Guddoomiye Cabdirashiid ayaa u duceeyey Guddoomiye Cismaan Baatrool in Alle caafimaad taam ah siiyo, isagoo qoyskiisa

guddoomiha golaha wakiillada DPL oo booqday guddomiyi 2aad e golaha wakiillada Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO LAGU SOO DHAWEEYEY GOBOLKA SANAAG

Badhan: May 13, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa waxaa banaanka hore Badhan soo dhaweyn sareysa ugu sameeyey Wasiiro ka tirsan Dawladda Puntland, Maamulka Gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, xubno ka socday ururada siyaasada Puntland iyo boqolaal kamid ah shacabka Magaalada. Guddoomiyaha oo salaan la dhex qaaday dadweynaha farabadan ee soo

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO LAGU SOO DHAWEEYEY GOBOLKA SANAAG Read More »

Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada Gobolka Bari.

Boosaaso: 10,May,2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada Gobolka Bari. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Bari & Wasiir ku-xigeenka arrimaha Gudaha Puntland. Kulanka ayaa ahaa mid xog wareysi ah, kaas oo ku saabsan xaaladda guud & xasiloonida Gobolka Bari, gaar ahaana maalmaha lagu

Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada Gobolka Bari. Read More »

GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO FARAY GUDDIGA AMNIGA GOBOLKA BARI IN LA XAQIIJIYO NABAD-GELYADA BOSSASO

Boosaaso, 8 may 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay Guddiga Amniga Gobolka Bari, iyadoo ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu uu warbixin ku saabsan xaalada nabadgelyo ee Boosaaso uu ka dha dhageystay Guddigan, iyagoo sheegay in

GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO FARAY GUDDIGA AMNIGA GOBOLKA BARI IN LA XAQIIJIYO NABAD-GELYADA BOSSASO Read More »

Fadhiga 10-aad ee Guddiga joogtada

Garoowe: March 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Guddiga j oogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawladda Puntland, Agaasimaha Guud ee

Fadhiga 10-aad ee Guddiga joogtada Read More »

Guddoomiyaha ayaa iska Diiwaan-geliyey Deg. Garoowe ( Sawiro)

Garoowe: March 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril ayaa galabta iska diiwaan-geliyey xaafada Mubaarak ee degmada Garoowe, noqdayna qofkii ugu danbeeyey ee isdiiwaangeliya, iyadoo halkaas lagusoo gebagebeeyey isdiiwaangelintii codbixiyeyaasha Puntland. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa u mahadceliyay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC, iyo guud ahaan Howlwadeenada diiwaan-gelinta, iyo maamulka Degmadda

Guddoomiyaha ayaa iska Diiwaan-geliyey Deg. Garoowe ( Sawiro) Read More »

Fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada

Garoowe: March 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril, oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa Guddiga Joogtada uga hadleen Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe iyagoo tix-raacaya Fadhigii 6-aad ee Guddiga Joogtada

Fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Read More »

Scroll to Top