Golaha Wakiillada oo qado-sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ( Muuqaal)
Garoowe 05, November,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta ka qayb galay Qado Sharafeed loogu sameeyey Beeraha Garoowe Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Mudane Aadan Maxamed Nuur oo ay wehliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Marwo […]
Golaha Wakiillada oo qado-sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ( Muuqaal) Read More »