Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jbiriil ayaa si rasmi ah u soo xiray Kalfadhigii 51-aad ee Golaha Wakiillada kaas oo soo bilowday 25-October, 2022