Garoowe, October 04 2022: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdicasiis Cabdulaahi Cismaan, ayaa maanta aqalka Wakiillada ku qaabilay Maamulka sare ee Jaamacadda Green-Hope oo kasoo kicitimay Muqdisho, dhawaana xarun ka furtay Garoowe.







DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland