Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada DPL, kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha DPL Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka DPL.
