Golaha Wakiillada

Wararka

Xildhibaan Axmed Bille ayaa deegaanka Misir ka dhagax-dhigay dhismaha Dugsi hoose/dhexe.

Dhaxan, February 09, 2024: Xildhibaan Axmed Bille Siciid oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa gaaray deegaanada Dhaxan iyo Misir oo ka tirsan Degmadda Qardho ee Gobolla Karkaar. Xildhibaan Axmed Bille ayaa deegaanka Misir ka dhagax-dhigay dhismaha Dugsi hoose/dhexe. Dhinaca kalena, wuxuu deegaanka dhaxan ka furay xafiis ay dadka deegaanka kala xiriiri doonaa. Socdaalka […]

Xildhibaan Axmed Bille ayaa deegaanka Misir ka dhagax-dhigay dhismaha Dugsi hoose/dhexe. Read More »

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee laga soo doorto Gobolka Nugaal ayaa maanta Qado sharaf u sameeyay Xubnaha Golaha Wakiillada.

Garoowe, Febraayo 08, 2024: Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntlland ee laga soo doorto Gobolka Nugaal ayaa maanta Qado sharaf u sameeyay Xubnaha Golaha Wakiillada. Qado sharaftaan ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee laga soo doorto Gobolka Nugaal ayaa maanta Qado sharaf u sameeyay Xubnaha Golaha Wakiillada. Read More »

Furitaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah, kaas oo ka furmay magaalada Carmo ee Gobolka Bari.

Carmo, February 08, 2023: Guddiga Golaha Wakiilladu u xilsaaray xal u helida shaqaaqadii deegaanka sheerbi ayaa maanta ka qayb galay furitaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah, kaas oo ka furmay magaalada Carmo ee Gobolka Bari. Shirka oo gogoshiisa uu dhigay Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, waxaa kasoo qayb galay masuulyiin ka tirsan Dawladda, marti sharaf iyo

Furitaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah, kaas oo ka furmay magaalada Carmo ee Gobolka Bari. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kulankii 1aad la qaatay Madax guddiyeedyada Guddiyadda ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, Febraayo 08, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa kulankii 1aad la qaatay Madax guddiyeedyada Guddiyadda ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ujeedada kulanka ayaa aheyd isbarasho xubnaha cusub ee

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kulankii 1aad la qaatay Madax guddiyeedyada Guddiyadda ee Golaha Wakiillada. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya

Garoowe, February 03, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise,

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa soo xiray kulan aqoon-Is-waydaarsi ah oo loo qabtay xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland.

Garoowe, February 01, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa soo xiray kulan aqoon-Is-waydaarsi ah oo loo qabtay xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Aqoon is-waydarsiga ayaa diirradda lagu saaray fahamka shaqo ee Golaha, Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, doorka metelaada,

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa soo xiray kulan aqoon-Is-waydaarsi ah oo loo qabtay xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Read More »

Guddoonka Golaha Wakillada ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland.

Garoowe, January 31, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Aqoon iswaydarsiga waxaa lagu baran doonaa Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada,

Guddoonka Golaha Wakillada ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG

Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajandaha fadhiga ayaa ahaa akhrinta codsi kordhin dhismaha Golaha

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Scroll to Top