Wax-ka-bedelka Xeerka La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland.
Garoowe, 21 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Ugu horeyn Wasaaradda Amniga iyo DDRta ayaa Golaha warbixin ku saabsan Xeerkan Waxka bedelkiisa iyo Waafaqsananta Dastuurka iyo Xeerarka kale. Intaas kadib, Wax-ka-baddelka Xeerka ladagaallanka Argagixisada Puntland ayaa lagu wareejiyey Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada Golaha Wakiillada si ay akhrinta Labaad ugu sameeyaan si waafaqsan Xeer Hoosaadka Golaha Wakillada dawladda Puntland. DHAMMAAD โ
Wax-ka-bedelka Xeerka La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland. Read More ยป









