Golaha Wakiillada

Wararka

Guddiga Amniga & Nabadgalyada Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe: October 12, 2023: Guddiga Amniga & Nabadgalyada Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta shir kula yeeshay habka fogaan araga Louise Khabure oo ah khabiir sare oo qaabilsan qiimeynta barnamijka wadashaqeynta Booliska (JPP). Guddiga iyo khabiirka ayaa iska xog wareystay arrimo ay kamid yihiin sidii loo sii xoojin lahaa mashruuca (JPP) iyo In lagu saleeyo baahiyaha […]

Guddiga Amniga & Nabadgalyada Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe: October 11, 2023: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta DPL. Guddiga ayaa warbixin ka dhageystay ku-simaha Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta DPL iyo Saraakiisha kale ee Taliskaasi, waxayna warbixintani la xidhiidhaa waxqabadka Taliskan, xaaladda Xabsiyada Puntland, Maxaabiista ku xiran

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe: October 10,2023: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta, Dhaqancelinta & Dastuurka DPL. Guddiga ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda, Wasiiru-dawlaha & Agaasimaha Guud, Waxayna Mudaneyaashu mas’uuliyiintan ka dhagaysteen warbixin ballaaran oo ku saabsan waxqabadka Wasaaradda, Qorsheyaasha iyo Caqabadaha jira. Sidoo kale, Guddiga

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL.

Boosaaso, October 09,2023: Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL oo Maalmahanba kormeer Shaqo ku jooga Gobolka Bari, ayaa Maanta booqasho ku tagay Dowladda Hoose Degmada Bosaaso iyo Xaruunta Garsoorka Gobolka Bari. Mudaneyaasha ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka dhagaystay mas’uuliyiinta kala duwan ee halkaasi ku sugnaa, iyagoo sidoo kale

Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga arrimaha bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka DPL.

Garoowe, October 09, 2023: Guddiga arrimaha bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka DPL, halkaas oo ay warbixin kaga dhageysteen Wasiirka Caafimaadka & Agaasimaha Guud ee Wasaaradda. Guddiga ayaa warbixin la xiriirta shaqooyinka Wasaaradda ka socda, qorsheyaasha degsan, waxyaabaha u qaab-soomay iyo weliba caqabadaha jira ka dhageystay mas’uuliyiinta Wasaaradda

Guddiga arrimaha bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caafimaadka DPL. Read More »

Guddiga Hawlaha Guud & Guddiga Deegaanka ee Golaha Wakiillada DPL.

Goldogob, October 08, 2023: Guddiga Hawlaha Guud & Guddiga Deegaanka ee Golaha Wakiillada DPL waxay maanta safar shaqo ku tageen Degmada Galdogob, iyagoo kormeeray xarunta Dawladda hoose ee Degmada. Guddiyada ayaa waxaa halkaasi ku qaabilay Duqa Degmada Goldogob, ku-xigeenkiisa iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka, iyagoo ka warbixiyey xaaladda guud ee Goldogob sida arrimaha amniga, arrimaha bulshada

Guddiga Hawlaha Guud & Guddiga Deegaanka ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL.

Boosaaso, October 08,2023: Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL oo maalmahan kormeer Shaqo ku jooga Gobolka Bari ayaa booqasho ku tagay Xabsiga, Dekadda iyo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. Mudaneyaasha ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka dhagaystay mas’uuliyiinta kala duwan ee halkaasi ku sugnaa, iyagoo sidoo kale Guddiyada la wadaagay waxqabadkoodi,

Guddiga Arimaha Gudaha, Guddiga xaquuqul Insaanka iyo Guddiga Amniga Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ayaa kormeeray Cusbitaalka guud ee Garoowe.

Garoowe, October 08 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ee Golaha wakiillada DPL ayaa maanta oo taariikhdu tahay 8/10/2023 waxay kormeer shaqo ku tageen Cusbitaalka guud ee magaalada Garoowe, iyagoo u kuur galay adeegyada caafimaad ee uu bulshada u hayo iyo baahiyaha ka jira. Waxaana warbixin ku saabsan xaaladda Cisbitaalka iyo shaqooyinka ka

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka, warfaafinta & isgaarsiinta ayaa kormeeray Cusbitaalka guud ee Garoowe. Read More »

Guddiyada, arimaha gudaha &xaquuqul insaanka iyo Amniga ayaa booqasho ku tegay xarunta maamulka Gobalka bari,

Guddiyada kala ah; Arimaha gudaha & Xuquuqul Insaanka iyo Amniga Golaha Wakiillada DPL oo kormeer ku jooga Gobolka Bari, ayaa booqasho ku tagay xarunta Maamulka Gobalka Bari, iyagoo Guddiyadu xaruunta gobalka kula kulmay Gudoomiyaha Gobalka Bari , Duqa Degmada Bosaaso iyo Gudigga Amniga Gobalka Bari. Mudanayaashan ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka dhagaystay mas’uuliyiinta kala

Guddiyada, arimaha gudaha &xaquuqul insaanka iyo Amniga ayaa booqasho ku tegay xarunta maamulka Gobalka bari, Read More »

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayaasha dhaqaalaha iyo Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka dabiiciga ah oo komeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug

Gaalkacyo, October 07 2023: Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayaasha dhaqaalaha iyo Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka dabiiciga ah oo komeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug ayaa maanta u kuurgalay xaaladda guud ee Gobolka Mudug. Guddiyada ayaa waxay kulan la qaateen Guddoomiyaha Gobolka Mudug, ku-xigeenkiisa, Duqa Degmada Gaalkacyo, Xoghayaha Degmada & qaar kamid ah

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayaasha dhaqaalaha iyo Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka dabiiciga ah oo komeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug Read More »

Scroll to Top