Golaha Wakiillada

Wararka

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta iyo Guddiga Amniga & Nabadgelyada oo kormeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug

Gaalkacyo, June 05, 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta iyo Guddiga Amniga & Nabadgelyada oo kormeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug ayaa booqday Cusbitaalka guud ee Gaalkacyo, Jaamacada Puntland University (Pust) iyo Xafiiska isuduwaha Caafimaadka Gobolka. Halkaas oo Guddiya Golaha Wakiilladu ay kaga dhageysteen mas’uuliyiint xarumahan warbixin ku saabsan xaalada caafimaad iyo waxbarasho ee […]

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta iyo Guddiga Amniga & Nabadgelyada oo kormeer shaqo ku jooga Gobolka Mudug Read More »

GUDDIYO KA MID AH GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA DHAGEYSTAY WARBIXINTA HEERKA AY GAARSIISAN TAHAY XAALADA XUQUUQDA PUNTLAND

Garoowe, June 04, 2023: Guddiga arrimaha gudaha, federaalka & dimuqraadiyadda iyo Guddiga xuquuqda aadanaha, arrimaha qoyska & horumarinta haweenka oo maanta booqday xafiiska difaacaha xuquuqda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Xafiiska. Warbixinta xafiisku uu la wadaagay Guddiyada oo ku saabsanayd heerka wakhtigan ay gaarsiisan tahay xaalada xuquuqda aadanaha Puntland, ayaa sheegay inay diiwaan geliyeen

GUDDIYO KA MID AH GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA DHAGEYSTAY WARBIXINTA HEERKA AY GAARSIISAN TAHAY XAALADA XUQUUQDA PUNTLAND Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka iyo Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada DPL oo kormeer ku jooga Gobolka Bari

Boosaaso, 04, 2023: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka iyo Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada DPL oo kormeer ku jooga Gobolka Bari, ayaa booqasho ku tagay Dekedda Magaalada Boosaaso, Bangiga dawladda, Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobolka Bari iyo xarunta Wasaaradda Gaadiidka Badda, Dekedaha &

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka iyo Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada DPL oo kormeer ku jooga Gobolka Bari Read More »

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADA GUUD EE GOBOLKA NUGAAL

Garoowe, June 03, 2023: Guddiga arrimaha gudaha, federaalka & dimuqraadiyadda iyo Guddiga xuquuqda aadanaha, arrimaha qoyska & horumarinta haweenka ayaa ugu horeyn kulan la qaatay Guddiga amniga gobolka nugaal sida Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Duqa caasimadda Garoowe iyo saraakiisha amniga. Halkaas oo Guddiya Golaha Wakiilladu ay ku dhageysteen warbixin ku saabsan xaalada guud ee gobolka gaar

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADA GUUD EE GOBOLKA NUGAAL Read More »

Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada iyo Guddiga Arrimaha bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta oo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

Gaalkacyo, June 03, 2023: Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada iyo Guddiga Arrimaha bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta oo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobolka, hay’ddaha amniga iyo isuduwayaasha Gobolka. Guddiga ayaa mas’uuliyiinta Gobolka mudug ka dhageystay xog waran guud, taas oo ku saabsan xaalada gobolka Mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo,

Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada iyo Guddiga Arrimaha bulshada, Dhaqanka & Warfaafinta oo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Read More »

GUDDIYO KA SOCDA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA KORMEERAY QAAR KAMID AH HAY’ADDAHA DAWLADDA EE BOOSAASO

Boosaaso: June 1, 2023: Guddiyada kala ah Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka iyo Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada DPL oo kormeer ku jooga Gobolka Bari, ayaa maanta kormeeray Xabsiga weyn ee Boosaaso iyo sidoo kale Garoonka Diyaaradaha. Guddiyada, ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa

GUDDIYO KA SOCDA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA KORMEERAY QAAR KAMID AH HAY’ADDAHA DAWLADDA EE BOOSAASO Read More »

Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka Dabiiciga ah iyo Guddiga Qorshaynta, siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Golaha Wakiillada oo maanta safar shaqo ku tegay Gobolka Karkaar

Qardho: June 1, 2023: Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka Dabiiciga ah iyo Guddiga Qorshaynta, siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Golaha Wakiillada oo maanta safar shaqo ku tegay Gobolka Karkaar, gaar ahaan magaalada Qardho, ayaa Kulan la qaatay maamulka Gobolka, kan degmada, Taliska Booliska Iyo qaar kamid ah isuduwayaasha wasaaradaha ee heer gobol. Kulanka ayaa

Guddiga Arrimaha Deegaanka & khayraadka Dabiiciga ah iyo Guddiga Qorshaynta, siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Golaha Wakiillada oo maanta safar shaqo ku tegay Gobolka Karkaar Read More »

Guddiga hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayasha dhaqaalaha oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Gudiga Hon. Aways Ahmed Sardheye

Xaaji-kheyr: June 1, 2023: Guddiga hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayasha dhaqaalaha oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Gudiga Hon. Aways Ahmed Sardheye ayaa maanta booqday Jidka laamiga ah ee xiriiriya Goboladda Puntland kaas oo wax-yeelo kasoo gaartay Roobabkii dhawaan da’ay, gaar ahaana deegaanka Xaaji-kheyr. Kormeerka shaqo waxaa ku wehliyay Xildhibaano ka tirsan Gudiga Hawlaha Guud ee

Guddiga hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga & kaabayasha dhaqaalaha oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Gudiga Hon. Aways Ahmed Sardheye Read More »

Guddomiye ku-xigeenka 1aad gollaha wakiillada oo qabilay xilldhiban ka mida gobolka ohio.

Garoowe, May 30, 2023: Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Mudane, Xildhibaan Ismaaciil Cali Maxamed oo kamida Xildhibaanada Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka oo booqasho ku jooga Puntland. Kulan oo sidoo kale uu ka qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane

Guddomiye ku-xigeenka 1aad gollaha wakiillada oo qabilay xilldhiban ka mida gobolka ohio. Read More »

gudoomiyaha golaha wakiilada oo manta boqday qabriga awoowe darood

Haylaan May 22, 2023: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril, Madaxweynaha Siciid Cabdulaahi Deni iyo wefti ay hogaaminayaan ayaa maanta booqday qabriga awoowe Sheekh Daarood Ismaaciil iyo ayeeyo Doonbiro Dir. Kuwaas oo ku aasan deegaanka Haylaan ee Gobolka Sanaag. DHAMMAAD Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

gudoomiyaha golaha wakiilada oo manta boqday qabriga awoowe darood Read More »

Scroll to Top