Xildhibaan Axmed Bashir Askar iyo Xildhibaano kale oo gaaray Laag & Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari ( SAWIRO)
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kormeer ku tagay deegaanada Laag & Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari. Xildhibaan Axmed Bashiir Askar, Xildhibaan Cabdirashid Maxamuud Yuusuf iyo Xildhibaan Cali Cabdiwaaxid Xuseen ayaa booqday goobaha loo qorsheyay diiwaan-gelinta Codbixiyaha Doorashooyinka hal qof hal cod ee Goleyaasha deegaanka iyagga oo kulamo la qaatay qeybaha kala […]