Ansixinta & Xasaanada-siinta Garsoorka, Maxkamadda Dastuuriga, Wasiiro & Xiritaanka Kalfadhiga 51-aad ( Warbixin)
Garoowe, December 08, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga ayaa Ajandaha ahaa Ansixinta mas’uulyiinta u baahan xasaanada-siinta […]