Fadhiga 15-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka & Liiltirka shaqaalaha rayidka)
Garoowe, December 03, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka & Liiltirka shaqaalaha rayidka Dawladda Puntland. Ugu horeyn Guddoomiyaha […]