Golaha Wakiillada

Wararka

Guddiga Gaarka ah ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada

Garowe, 19 Janaayo 2026- Guddiga Gaarka ah ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiilladu u xil saaray u kuurgeliddaa xaaladda Abaaraha ka jira deegaannada Puntland ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha qeybta Isku-dubaridka gargaarka iyo xog uruurinta. Ujeeddada ahayd in xildhibaannu warbixin ka helaan qorshahaha hay’adaha dawladda ee ku aaddan taakulaynta dadka iyo duunyada abaartu saamaynta iyo sida ugu habboon oo loo midaynkaro shaqooyinka loona dar-dargelinkaro. Kulanka oo ka dhacay Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Puntland, waxaa warbixin dhammaytiran looga dhageystey wixii u qabsoomay muddaddi ay shaqada Gacanta ku hayeen Guddiga iskudubbaridka Gar-gaarka iyo Xog-ururinta, warbixintaasoo ku saabsaynayn xaaladda dhabta deegaannda sida ay u kula daran yihiin, xogaha laga soo ururiyey deegaannda Puntland, qeybaha ay isugu jiraan taakulaynta dadka la gaarsiiyey, qorshaha lagu hawlgeliyo iyo kulamada kale ay la qaateen hay’adaha bah-wadaagta la ah Wasaaradda Gar-gaarka dawladda Puntland. Intii kulan socdey Guddiga Abaaraha ayaa warbixinta ku daray qorshahooda shaqo iyo caqabadaha jira sidii si wadajir ah wax looga Qaban lahaa, si gurmad loogu fidiyo dadka guuraaga ah ee waxyeelladu ka soo gaartey abaarta, islamarkaana qorshe mideysan loo samayn lahaa. Intaa kadib xildhibaannada guddiga Hay’adaha dawladda waxay suโ€™aalo ka weydiiyeen warbixintii ay la wadaageen, iyagoo talo ku biiriyey kulana dar-daarmay in lalaba jibaaro shaqada ay guddiga xukuumadu u xilsaartay Abaaraha iyo jawaab ka bixinta arrimaha taagan. DHAMMAAD

Guddiga Gaarka ah ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada Read More ยป

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha ayaa la yeeshay kulan wadatashi Madaxweynaha Dowlada Puntland

Garoowe : 06 January 2026: Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, iyo qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha, ayaa caawa ka qayb galay kulan wadatashi iyo is-xogwareysi ah oo uu la yeeshay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Luagatoor. Kulanka ayay uga wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya iyo Isbedelka ka socda Gobolka. Waxaa kulanka ku weheliyay Senator Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Ahna Senator ka tirsan Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, qaar ka mid ah Xildhibaannada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. – DHAMMAAD-

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha ayaa la yeeshay kulan wadatashi Madaxweynaha Dowlada Puntland Read More ยป

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ• ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mohamed Mahamud Esse – Awoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan wuxuu ahaa: U qareemidda dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kuwaas oo ay ka mid yihiin waayeelka, agoomaha, iyo dadka naafada ah ee Puntland. Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga dooday xaaladda ay ku sugan yihiin dadkaas iyo sida ugu habboon ee dowladdu uga jawaabi karto baahiyahooda, iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay in loo helo siyaasad, miisaaniyad iyo adeegyo waara oo la xiriira arrimaha bulshada. Ugu dambayn, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa arrintaas u xilsaaray ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š, ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š iyo xildhibaanno kale oo lagu daray, si ay u soo diyaariyaan warbixin dhammeystiran iyo talooyin lagaga jawaabayo baahiyaha dadka nugul ee Puntland. DHAMMAAD

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland Read More ยป

Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 6 ๐ƒ๐ž๐œ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga oo ahaa u yeeridda Golaha Garsoorka Puntland ayaa qaar kamid ah xildhibannada Golaha Wakiilladu ay soo jeediyeen in dib loo celiyo la xisaabtanka Garsoorka, maadama ay kala maqan yihiin Guddiga Maamulka Sare ee Garsoorka, waxayna xildhibaannada Goluhu soo jeediyeen in garsoorka oo dhammaystiran ay golaha horyimaadaan. Intaas kadib, waxaa cod loo qaatay soojeedinta xildhibaannada, waxaana ugu codeeyey in dib loo celiyo garsoorka ๐Ÿ๐Ÿ— Mudane, halka ๐Ÿ— Mudane ay u codeeyeen in Ajandaha la siiwado, Guddoonka Goluhu ma coddayn, waxaana ka Aaamusay ๐Ÿ’ Mudane. DHAMMAAD

Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Read More ยป

Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Puntland

Garoowe, 1 December 2025 โ€“ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ayaa maanta kulan la-tashi ah la qaatay qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hayโ€™adaha Dowladda ee ka shaqeeya dakhli ururinta, iyadoo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga, Xildhibaan Xasan Yusuuf Majabe. Kulankan ayaa qayb ka ah howlaha diyaarinta Qabyo-Qoraalka Miisaaniyadda Sanadeedka 2026, waxaana diiradda lagu saaray wadatashiga la xiriira dakhliga dowladda, habraacyada ururintiisa, caqabadaha jira iyo fursadaha lagu kordhin karo dakhliga sanadka soo socda. Masโ€™uuliyiintii ka socday wasaaradaha iyo hayโ€™adaha dowladda ayaa guddiga la wadaagay warbixino iyo talooyin ku saabsan dakhli ururinta dawladda iyo sidii kor loogu qaadi lahaa. Guddiga ayaa dhankiisa suโ€™aalo muhiim ah ka weydiiyey hayโ€™adaha, kuwaasoo ku saabsanaa qiyaasta dakhliga 2026, wada-shaqeynta Wasaaradda Maaliyadda, iyo talooyinka lagu horumarin karo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka dakhli ururinta. Ugu dambayn, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ayaa uga mahadceliyey masโ€™uuliyiinta sida ay uga soo qayb galeen kulanka, kuna bogaadiyey doorkooda muhiimka ah ee ku aaddan diyaarinta miisaaniyadda iyo horumarinta nidaamka dhaqaalaha dowladda. DHAMMAAD

Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Puntland Read More ยป

Fadhiga 11-aad ee kalfadhiga 57-aad wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ” ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐d๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD

Fadhiga 11-aad ee kalfadhiga 57-aad wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland. Read More ยป

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐d๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐. Fadhiga maanta waxaa sidoo kale goob-joog ahaa arday ka socota ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐๐ฆ๐š๐ฌ, sida uu qabo qodobka 54-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha. Ugu horayn ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan wax-ka-beddelka xeerka. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD

๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Read More ยป

Guddiga Shuruucda Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha wakiillada

Garoowe, 11 November 2025 โ€“๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kulan latashi ah oo ku saabsan ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ la qaatay Culimada Puntland, Xafiiska Difaaca Xaquuqda Aadanaha Puntland iyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta Dawlada Puntland. Kulankan oo uu Shir gudoomiyey Gudoomiyaha guddiga ๐—๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ayaa ahayd in la helo aragtiyo,su’aalo laga waydiiyey qodob kamid ah xeerka iyo talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarinayo xeerka, si uu ugu waafaqo dastuurka dalka, xuquuqda aadanaha, iyo xaaladda dhabta ah ee xabsiyada Puntland. Guddigu wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay ka-qaybgalka daneeyayaasha si loo dhiso xeer cadaalad iyo hufnaan leh. DHAMMAAD

Guddiga Shuruucda Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha wakiillada Read More ยป

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha wakiillada

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, 8 ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ—-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐. Fadhiga maanta waxaa Golaha hortagay masโ€™uuliyiinta ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, iyo ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ee Dowladda Puntland. Ugu horrayn, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa Golaha ayaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan wax-ka-bedelka xeerka u jeedisay Xildhibaanada taasoo si qoto dheer u dul istaagtay waafaqsanaanta xeerka ee sharciyada dalka iyo Dastuurka dalka. Intaas ka dib, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo ka weydiiyay Wasaaradda iyo Taliska Asluubta arrimo la xiriira xeerkan. Ugu dambayn, waxaa lagu wareejiyay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta, dib u eegis ku sameeyaan xeerka si waafaqsan xeer hoosaadka Golaha Wakillada. DHAMMAAD

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha wakiillada Read More ยป

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 57-aad

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ’ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ•-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š. Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š hindise xeereedka. Intaas ka dib , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š waxaa Oggol ugu codeeyay 30 mudane, waxaa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 6 Mudane. Ugu dambayn, waxaa loo qaybiyey Xildhibaanada ๐–๐š๐ฑ-๐ค๐š ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐›๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐, si ay ugu sameeyaan akhrin, si waafaqan Xeer-hoosaadka Golaha. DHAMMAAD*

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 57-aad Read More ยป

Scroll to Top