Golaha Wakiillada

Wararka

Guddoonka Golaha Wakiillada oo kormoor shaqo ku tegey mudug.

Gaalkacyo, Agoost 12 2024: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo ay hogaaminayan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baari Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Maxamed Maxamuud Ciise islamarkaana maalmihii lasoo dhaafay Kormeer iyo xog waran guud ku sameynayey xaalada Gobolka Mudug sida Amniga, adeegyada Dawladda iyo arrimaha bulshada ayaa maanta soo gaba-gabeeyey. Waxaana weftiga Golaha Wakiillada loo […]

Guddoonka Golaha Wakiillada oo kormoor shaqo ku tegey mudug. Read More »

Fadhiga 19-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Luuliyo 31, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 19-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Golaha hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenada, Wasiiru-dowlaha iyo Agaasimaha

Fadhiga 19-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe: Luuliyo 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-badelka Xeerka Warbaahinta Puntland. Xeerkan ayaa si faah-faahnsan uga hadlaya dejinta mabaadida lagu hayo

Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Guddoomiyaha 1aad ee Golaha iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa booqday Deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari.

Ceeldaahir Luulyo 14, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon Mohamed Baarri Shire iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa booqday Deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari. Halkaas oo ay kulan kula qaateen qaybaha Bulshada iyo waxgaradka Deegaanka, iyagoo ka xog wareystay baahiyaha jira iyo waxyaabaha qabsoomay, iyadoo sidoo kalena weftigu ay dhagax dhigeen Guriga

Guddoomiyaha 1aad ee Golaha iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa booqday Deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari. Read More »

Fadhiga 10-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Luuliyo 10, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Golaha hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta, isagoo Golaha la wadaagay warbixin

Fadhiga 10-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Luulyo 08, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa dhegeysiga warbixinta Xisaab Xirka Sannada Maaliyadeedka 2023-ka oo ay akhrinta labaad

Fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 8-aad, Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, Luuliyo 03, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Maxamed Baari Shire iyo ku-xigeenka 2aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 8-aad, Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta ayaa ajanduhu ahaa soo gudbinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2023. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

Fadhiga 8-aad, Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Fadhigii 8-aad ee Kalfadhiga 54-aad ayaa waxaa Goluhu cod aqlabiyad leh ku meel mariyey mas’uuliyiin magacaaban

Fadhiga maanta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ahaan fadhigii 8-aad ee Kalfadhiga 54-aad ayaa waxaa Goluhu cod aqlabiyad leh ku meel mariyey mas’uuliyiin magacaaban oo isagu jira Wasiiro ku-xigeeno kamid ah Golaha Xukuummada, Xubno ka tirsan Garsoorka iyo Hantidhowraha guud ee Dawladda Puntland, kuwaas oo ay soo gudbisay Madaxtooyadu. ) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta

Fadhigii 8-aad ee Kalfadhiga 54-aad ayaa waxaa Goluhu cod aqlabiyad leh ku meel mariyey mas’uuliyiin magacaaban Read More »

Fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Luuliyo 02, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta oo soo xaadireen 51 Mudane ayaa looga dooday ku noqoshada Miisaaniyadda Dawladda Puntland ee

Fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 6-aad ee Kal-fadhiga 54-ad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Juun 30, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Mohamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Kal-fadhiga 54-ad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 55 Xildhibaan, ayaa Goluhu waxay warbixin ka dhegeysteen

Fadhiga 6-aad ee Kal-fadhiga 54-ad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Scroll to Top