Garoowe: 24,October,2022: Guddiga Arrimaha Deegaanka & Khayraadka Dabiiciga ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiillada kulan shaqo kula yeeshey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawladda Puntland oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka & mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.









Kulanka ayey Guddigu, uga dhagaysteen Wasaaradda warbixin ku saabsan waxqabadka Wasaaradda, Caqabadaha jira iyo Qoshahooda Mustaqbal ee la xiriira wajibaadkooda Dastuuriga ah.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland