Guddiga joogtada Golaha Wakiillada oo dood ka yeeshay Xaaladda Laascaanood
GUDDIGA JOOGTADA AH OO MAANTA DOOD KA YEESHAY XAALADA LAASCAANOOD. Garoowe: March 13, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta waxay mudanayaashu ku falanqeeyeen xaaladda Bani’aadanimo ee Gobolka […]
Guddiga joogtada Golaha Wakiillada oo dood ka yeeshay Xaaladda Laascaanood Read More »