62.4 GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA, FEDERAALKA IYO DIMUQRAADIYADDA


1. La socodka ururinta iyo ka talo bixinta xaaladaha gobollada iyo degmooyinka.


2. Hubinta iyo la socodka dhismayaasha golayaasha deegaanka ee degmooyinka.


3. Kormeerka goobaha ay ka dhacaan aafooyinka dabiiciga ah.


4. Ka warbixinta dadka ku waxyeeloobay aafooyinka dabiiciga ah iyo la xisaabtanka hay’adaha qaabilsan.


5. La socodka iyo ka warbixinta arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka.