62.5 GUDDIGA AMNIGA IYO NABADGELYADA

1. Kormeerka iyo la socodka xaaladaha nabadgelyo iyo amni ee dalka.
2. Ururinta dhacdooyinka nabadgelyo iyo amni xumo ee u baahan in degdeg wax looga qabto.

3. Kormeerka iyo talo siinta hay’adaha qaabilsan amniga.

4. Ka warbixinta xaaladaha nabadgelyo iyo amni ee gobollada iyo degmooyinka dalka.

5. La socodka xaaladaha iyo tayada ciidamada Puntland.

6. La socodka xaaladaha tahriibta iyo la dagaallanka burcad badeedka.

7. La socodka iyo ka warbixinta arrimaha socdaalka iyo jinsiyadaha.