62.6: GUDDIGA MAALIYADDA, DHAQAALAHA IYO XISAABAADKA

1. La socodka siyaasadda dhaqaalaha iyo xisaabaadka Dawladda.


2. Hubinta ku dhaqanka Miisaaniyadda iyo beekhaaminta kharasha Dawladda.


3. Ka warbixinta xaaladda dhaqaale ee Puntland.


4. Daba-galka iyo la xisaabtanka hay’adaha dhaqaalaha qaabilsan ee dalka.


5. Ka qeyb-qaadashada qorshaha miisaaniyadda ee Golaha Wakiillada.


6. U-kuur-galka siyaasadda cashuuraha iyo dakhliga.