62.7 GUDDIGA HAWLAHA GUUD, GAADIIDKA, GANACSIGA IYO KAABAYAASHA DHAQAALAHA

1. La socodka ganacsiga gudaha iyo dibedda ee dawladda Puntland.


2. La socodka iyo xog-ogaal u noqoshada wax soo saarka warshadaha dalka.


3. U-kuurgelidda iyo kormeeridda xaaladaha garoomada, dekedaha, marsooyinka iyo gaadiidka badda.


4. Kormeeridda hay’adaha qaabilsan horumarinta waddooyinka iyo korontada.


5. La socodka dhismayaasha, qandaraasyada iyo mashaariicda Dawladda Puntland.